Dowlada Soomaaliya oo taageertay Xariga Xubno uu ku jiro Amiir Xamza Bin Xuseen

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa taageero mug leh u muujisay Boqortooyada Urudun oo laga soo warinayo khalalaase siyaasadeed, kadib markii Boqortooyada xir xirtay xubno uu ku jiro Boqorka Walaalkiis oo looga shakiyay shirqoolo. Ciidamada ka amar qaata Boqor Cabdalla Bin Xuseen ayaa xabsi guri galiyay Walaalkiis dhaxal sugihii hore ee Boqortooyada Urdun Amiir Xamsa Bin Xuseen, … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo taageertay Xariga Xubno uu ku jiro Amiir Xamza Bin Xuseen